Axmed Karaash oo u sharraxan madaxweyne ku-xigeenka Puntland

Axmed Karaash waa musharrax
Axmed Karaash waa musharrax

Mid ka mid ah raggii sameeyay maamulka Khaatumo ayaa sheegay in uu tagaan yahay doprashadda Puntland oo Arbacada dhacysa

Axmed  Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo la hadlay BBC-da ayaa inuu ku dhiirraday inuu isku soo taago xilka madaxweyne ku-xigeenka Puntland, isla markaana uu ku rajo-weyn yahay inuu waxqabad la yimaado haddii uu ku guuleysto xilka.

Wuxuu sheegay inuu ku dedaali doono isku soo dhoweynta qeybaha bulshada, haddii uu ku guuleysto doorashada.

In ka badan 15 musharrax ayaa u taagan xilka madaxtinimada maamulka Puntland, iyadoo tiro kalena ay u tartamayaan ku-xigeenka madaxweynaha maamulka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here