Askari Canshuure Qaade ahaa oo lagu dilay Afgooye

bastooladKoox ku hubeysnaa Bistoolado ayaa waxay maanta barqadii Askari katirsanaa ciidanka Canshuuraha qaada ku dileen degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Askariga la dilay ayaa waxa xilliga la tooganayey uu ku jiray canshuur qaadis.

Kooxdii dilka geysatay ayaana meesha ka baxsaday waxaana Taliska ciidanka dawlada ee degmada Afgooye kusugan ay sheegeen in baaritaano kuwadaan soo qabashada gacan ku dhiiglayaashii Askarigaasi dilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here