Arsenal oo ku soo laabatay hoggaanka Premier League

 

Alex Oxlade oo ka caawiyay Arsenal in ay ku soo laabato hoggaanka
Alex Oxlade oo ka caawiyay Arsenal in ay ku soo laabato hoggaanka

Arsene Wenger iyo cayaartoydiisa ayaa dib ugu soo laabtay hoggaanka horiyaalka kaddib markii ay ka adkaadeen Crystal Palace  Axadii.

Alex Oxlade ayaa dhaliyay labada gool, taasoo ka caawisay in Gunners-ka ay ka hor marto Manchester City oo hoggaanka si kumeel gaar ah u heysay.

Goolasha labada ah ayaa dhashay qaybtii labaad ee cayaarta, waxaana arrintaas ku farxay macalinka reer France Wenger.

20-jirkan ayaa booskiisa loogu yeeray kaddib markii Mathieu Flamini laga mamnuucay cayaarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here