Arsenal oo guul gaartay

Arsenal oo guul gaartay
Arsenal oo guul gaartay

Kooxda Arsenal ayaa guul gaartay kaddib markii 3 iyo 0 ay ku xaaqday kooxda Hull City cayaar ka tirsan horyaalka Premier League.

Goolasha Gunner-ka waxaa u kala dhaliyay Lukas Podolski iyo Aaron Ramsey.

Sidda uu sheegay macallin Arsene Wenger kooxdiisa wuxuu la rabaa uun in ay gasho kaalinta afaraad kala horeynta horyaalka si ay uga qaybgalaan Champions League.

Kooxda Arsenal ayaa hadda joogta Fiinaalka FA Cup-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here