Arsenal & Bayern Munich oo caawa isku dhagan

Arsenal & Bayern Munich oo caawa isku dhagan
Arsenal & Bayern Munich oo caawa isku dhagan

Kooxaha Bayern Munich iyo Arsenal ayaa ku ballansan kulan ka tirsan horiyaalka Yurub ee European champions.

Waa lugtii labaad, waxaana labada koox ay ku cayaari doonaan Emirates Stadium.

Kooxda Gunners waxaa looga fadhiyaa in ay guuleesato oo ugu yaraan 3 gool ay dhaliso maadama lugtii horre looga adkaaday 2 iyo 0.

Kooxda waxa ay hadda joogtaa koobka FA Cup heerka  semi-finals-ka

Tababbarre Arsene Wenger ayaa doonaya in rikoor caawa dhiga balse macalin kale ee kooxda Bayern Pep Guardiola ayaa doonaya in kooxda Ingiiska in ay kareebaan horiyaalka oo dhan.

Haddii aan soo koobno cayaarihii ugu dambeeyay ay wada cayaareen labada koox.

Sannadkan 2014: Arsenal 0-2 Bayern Munich  waxaana goolasha u kala dhaliyay Kroos iyo Muller.

Sannadkii 2013: Bayern Munich 0-2 Arsenal  waxaa goolasha u kala dhaliyay Giroud iyo Koscielny)

Sannadkii 2013: Arsenal (Podolski) 1-3 Bayern Munich (Kroos, Muller, Mandzukic)

Kooxda Bayern Munich kulankii ugu dambeeyay ee horiyaalka Bundesliga toddobaadkan waxa ay 6 iyo 1 uga adkaaday kooxda Wolfsburg.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here