Arsenal 4-1 Everton

Arsenal oo guul gaartay
Arsenal oo guul gaartay

Goolal ka kala yimid Mesut Ozil, Mikel Arteta iyo cayaaryahanka reer Frence Giroud ayaa Arsenal ka dhigay in ka reebto koobka FA Cup kooxda Everton.

Cayaarta oo ka dhacday garoonka Emirates Stadium ee ku yaalla London ayaa ku dhammaatay xilliga loogu talagalay 4 iyo 1.

Halka gool waxaa Everton u dhaliyay  Romelu Lukaku.

Kooxda Arsenal ayaa hadda ka u soo gudubtay wareega quarter-final ee koobka FA Cup.

Tababbarre Arsene Wenger ayaa soo dhaweeyay guusha kooxda kooxdiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here