Waxaa maanta oo isniin ah si rasmi ah loo soo gabagabeeye qorshihii Cows-dhigista Garoonka Lbaad ee Ugu wey Soomaaliya Ee KoonisStadium Maalmihii La soo Dhaafay shaqo adag ka socotay Garoonka Labaad ee Dalka Somalia ugu weyn ee Banaadir Stadium taasoo ahayd Fidista Cawska Garoonka Waxaana in badan oo dadka Somalia ah aad u sugayeen inay Arkaan Arintan Maanta La soo gaba gabeeyay
Madaxda Xiriirka Kubada Cagta Somalia ay ka qayb gashay Maanta Fidinta Cawska qaybtii ugu Dambeeysay Waxaa Kamid ahaa
Xogoyaha Guud ee Xiriirka kubada Cagta Somalia
Cabdi Qani Siciid Carab
Madaxa Tartamada Xiriirka Kubada Cagta
Cali cabdi Maxamed Cali shiino
Sidaana Maanta Waxaa Lagu soo gaba gabeeyay Dhigista Cawska Mid kamid Garooma ku yaal Caasimada Somalia ee Muqdisho.
Waxaana Arintan aad ugu Farxay Dadka Somalia Qaybtooda Jecel Sports-Ka maadaama Garoonku uu kamid Naqday Garoomada Cawska Leh ee Caalamka ,waxaana la filaya ain dhawaan ciyaaro kala duwan lagu qabto.
Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
asc wan wada salaama walala heyga somaaliyed meelkasta a wada joogaan maantanah mida dhacday ama arinka lafuliyay waa arin aad iyo aad ay u wada sugaayeen dhalinta somaliyeed gaar ahaan kuwad kutaxan isbortiga amam kubada cakta rr somaliya mida xigta imika xiriin keen waxay sameyey wax lataban karo wax yaabo kale nah wan ka sugeenaa oo tan imika ay sameyeen mid kawacan ASC