Aragtidaada ka soo dhiibo amarka Al-Shaabab ee Internet Mobail ay ku joojisay?

Aragtidaada ka soo dhiibo amarka Al-Shaabab ee Internet  Mobail ay ku joojisay?
Aragtidaada ka soo dhiibo amarka Al-Shaabab ee Internet Mobail ay ku joojisay?

Maalintii 3-aad waxaa hawada ka maqan adegga Internetka ee Taleefonada gacanta laga isticmaalo, kaasoo ay bixin jirtay shirkada Hormuud.

Adeeggan waxaa bishii hore joojiyay kooxda Al-Shabaab oo dhul badan ka maamusho Soomaaliya, waxana ay sheegtay kooxda in uu adeeggaas caawinaayo waddamada cadowga ku ah Islaamka sidda ay dhaheen iyaga.

Adeeggan waxa aad u isticmaali jiray dhallinyarada ku nool magaalada Muqdisho iyo gobabalada dalka gaar ahaan kuwa waxbarashada ku jiray oo warbixino ka raadsan jiray.

Waxaa kaloo jiray dad kale oo qaraabadooda iyo qoyskooda kala xiriiri jiray adeegga Internetka ee taleefonada loo isticmalo.

Haddaba maxaa arrintan saameyn oo ay ku yeelaneysaa shacabka Muqdisho iyo goobaha kale ee adeeggan laga joojiyay.?

Dowladda maxay u diidan tahay in ay si rami ah uga hadlaan go’aanka Al-Shabaab?

Shabaab maxay go’aankan u soo saareen?

Dhammaan su’aalan haddii aad  jawaab u heyso akhriste hoos ku soo qor.

Mahadsanid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here