Arag Naqshada Hotel Casri ah oo laga dhisayo Muqdisho

Daganaanta iyo xasiloonida ka hana qaaday Magaalada Muqdisho afartii sano ee lasoo dhaafay, ayaa keentay in Magaalada horumar ballaaran ku talaabsato oo dhan walbo ah, sida dhismooyinka wadooyina waaweyn, Hoteelada, Iskuulada Isbitaalada.

Magaalada Muqdisho, ayaa warbixin dhawaan soo baxday waxeey kaalinta 2-aad ka gashay magaalooyinka ugu koriinshaha badan Caalamka.

Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa Sawirada Naqshada Hotel Casri ah oo dhawaan lagu wado in laga dhiso Xaafada Taleex ee degmada Hodan.

13092070_1127144750639478_2432907141193371243_n13094127_1127144677306152_1659808064686595345_n

13139319_1127144803972806_592860538422243676_n 13119095_1127144743972812_4305223125461576074_n 13102644_1127144747306145_7651301152513761399_n 13094127_1127144677306152_1659808064686595345_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here