Aqriso 25-ka musharax ee isugu soo haray tartanka doorashada madaxweynaha Somalia

Waxaa ugu danbeynti lasoo saaray liiska 25-ka musharax ee isugu soo hartay tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Liiska oo ay iclaamiyeen gudiga doorashada ayaa waxaa ka maqan Dr. Cali Maxamed Gedi oo shalay uun soo gaaray Muqdisho kaasi oo horay u sheegay inuu u tartami doono doorashada.

Hadaba waa kan liiska musharaxiinta.

1-C/raxmaan Macalin Baadiyow
2-C/waaxid Cilmi Goonjeex
3-C/llaahi Axmed Caddow
4-C/wali Maxamed Cali Gaas
5-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
6-Axmed Ismaaciil Samatar
7-Xasan Sheekh Maxamuud
8-Shariif Sheekh Axmed
9-Yuusuf Garaad Cumar Axmed
10-Cumar Salaad Cilmi
11-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
12-Bashiir Nuur Xasan Bidaar
13-Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin
14C/qaadir Cosoble Cali
15-C/raxmaan C/shakuur Warsame
16-Xuseen Khaliif Jaamac
17-Maxamed Axmed Saalax
18-Salaad Cali Jeelle
19-Ibraahim Cali Xuseen
20-Saciid Ciise Maxamuud
21-Cismaan Maxamed Gacal
22-Maxamed C/llaahi Oomaar
23-Maxamed C/wali Sheekh Yuusuf
24-Maslax Maxamed Siyaad Barre
25-Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi.

Doorashada ayaa dhici doonta 10-ka bishan September waxaana u codeyn doona baarlamaanka.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.

1 COMMENT

  1. barlaamaanow beenlow tuug kaligii taliye doqon shisheeye u adeega diinlaawe hadii aad doorataan cadaabta ku kulma idinka ilmihiina iyo xaasaskiina mushaarkaana sun aan idinka degin aamiin ilaahow iga aqbal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here