Anrey Shevshenco oo seegi kulanka caawa Ukrine iyo England

Xulka ukrine oo cawada labalansan xulkaEnglandayaa wey doona xidigooda rug cadaaga ah ee shevshenko kadib dhaawac kasoo gaaray anqowga

Waxaa shaki farabadan lagaliyay inuu safan karo kulanka caawa uu xulkiisa laciyaari doono xidigaha xulkaEngland

Dhaqtarka xulka ukrine oo kahadlaya xaalada shevshenko waxa uu sheegay inuu xoogaay yar kaxanuunsanayo anqowga waxa uuna tilmaamay ineey jiraan dadaalo lagu bixinayo sidii uu sheva usafan lahaay kulanka caawa iyadoo rajada laga qabo inuu safto ay tahay 50%

Shevshenko ayaa furitaankii tartanka Euro 2012 waxa uu 2 gool kadhaliyay xulka Swedhan

Saami Addow