ANDRE VILLAS-BOAS “Realmadrid Waa Ineey Bixisaa £35million Hadii AY doonayaa Modric”

Tababaraha Cusub ee kooxda Tottenham AVP ayaa kooxda Realmadrid udiray digniin, waxa uuna usheegay inaan laga iibin doonin Luka Modric hadii aysan lasoo dhaqsan qiimaha ay ku rabaan oo ah £35million.

Luka Modric ayaa laga reebay inuu kaqeyb qaato tababarka iyo safarada ay sameyneyso kooxdiisa Tottenham si fursad loogu siiyo inuu kubiiro Realmadrid oo aad u doondooneeysay waa hadii ay bixinayaan lacagta ay ku rabto Spurs-ka.

Xidiga udhashay Croatia Luka Modric ayaanan qarsan inuu katagayo garoonka Witehartland islamarkaaasna uu doonayo inuu kamid noqdo xidigaha Real madrid.

VILLAS BOAS ayaa shaagay in xidigan 26 jirka ay sidookale daneeynayan naadiyada PSG iyo Man united, waxa uuna Real ugu goodiyay in labadaas midkood uu ka iibin doono hadaysan bixinin lacagta ay ku doonayaan oo ah £35million .

Tababaraihii hore ee kooxda Chelsea balse hada ah hogaamiyaha Raelmadrid ayaa wali maamulka Tottenham kadoonaya ineey hoos udhigaan qiimaha ay ku doonayaan Modric.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here