Ancelotti oo ku dhow rikoorkii labaad

 

Ancelotti oo ku dhow rikoorkii labaad
Ancelotti oo ku dhow rikoorkii labaad

Ilaa hadda kooxda Los Blancos lagama adkaan horiyaalka 2013-14, waxaana guushaas door weyn ku leh tababbarre Carlo Ancelotti.

Kulankii la islahaa waa laga adkaan doonaa wuxuu ahaa kii ka dhacay Santiago Bernabeu, dhawaan, waxaana 1 iyo 0 ku adkaatay kooxda Madrid.

Haddaba waxa ay muujineysaa kooxda ay xilliga ay heesato rikoor ah in aan laga adkaan.

21-kulan ayey adkaatay afar barbardhac ayey gashay wax guul daro ahna lama aysan kulmin.

Kooxda ay ka adkaatay waxaa ka mid ah:- Sevilla, Rayo Vallecano, Real Sociedad, Almeria, Galatasaray, Valladolid, Olimpic Xativa, FC Copenhagen, Valencia, Osasuna (oo ay garaacday labada lug Copa del Rey), Celta Vigo, Espanyol (hal mar oo horiyaalka La Liga iyo labo jeer oo ah Copa) Betis, Granada, Atletico (home and away in the cup), Villarreal and Getafe have all been obtained by the capital club, along with draws at Olimpic, Juventus, Osasuna iyo Athletic Bilbao.

Kooxda los Blancos 25-kulan ayaan laga adkaan xilli cayaareedkan waxaana ay ku dhowdahay Rikoor ay dhigtay sannadkii 1988-89 kaasoo ahaa in aan 34 kulan aan laga badin.

Wargeyska La Marka ee ka soo baxa Spain ayaa qoray Sabtida maanta ah in kooxda Real ay u muuqato awood xooggan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here