Ancelotti oo beeniyay Ibrahimovic in uu ka tagayo kooxda PSG

Macalinka kooxda Paris Saint-Germain, Carlo Ancelotti ayaa beeniyay in ciyaaryahan Zlatan Ibrahimovic uu ka tagayo kooxda PSG marka uu dhammaado xilli ciyaareedkan.

Xidigga reer Sweden ayaa ka tagaya caasimada Faransiiska, waxaana loo badinayaa in uu ku si jeedo kooxdiisii hore ee Juventus.

Sidoo kale, wuxuu beeniyay in uu ku tagayo dalka Fransiiska Ancelotti ayaa lala xiriirinayaa in uu ku sii jeedo kooxda Real Madrid, laakin wuxuu lee yahay anniga meelna ugama socdi.

“Ma ahan wax sax ah, ima weydiin in uu katagayo kooxda, xiriirkeena aad ayuuu wanaagan san yahay sidoo kale ciyaartoyda xiriirka uu kala dhexeeyo aad ,” ayuu yiri markii ay soo dhammaatay ciyaar ay guul ka gaareen oo ku dhammaatay 3 iyo 1 taasoo ay kaga badiyeen Lorient.

53-jirkan ayaa sheegay laakin in uu jeclaan lahaa in uu badalo Jose Mourinho oo hadda waayihiisii ugu dambeeyay hadda ku qaadanaya kooxda Real Madrid.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here