Ancelotti oo amaanay Real Madrid

Ancelotti amaanay Real Madrid
Ancelotti oo amaanay Real Madrid

Tababbarraha Real Madrid,Carlo Ancelotti ayaa amaanay caayaartoydiisa kaddib markii ay 1 iyo o uga adkaadeen kooxda Malaga.

Cristiano RonaldO ayaa ahaa cayaaryahanka ka dhex muuqday kulankii xaley isaga ayaana dhaliyay goolka ay ku aadaatay hoggaamiyaasha horyaalka La Liga.

Malaga si fiican ayey u cayaartay balse nasiibka ayaa ka hiiliyay oo wax gool ah ma aaney dhalin.

“Cayaartan aad ayey u dhib badneed, maxaa yeelay Malaga waxa ay cayaartay cayaar caddaadis u leh, waxaan helnay fursad qaybtii labaad balse nasiib daro waa ay nagu adkaatay,”ayuu u sheegau wariyaasha.

Real Madrid ayaa hadda hoggaanka ku heysa 70-dhibcood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here