AMISOM oo sheegtay ineey 80% maamulaan Koofurta Soomaaliya

9D7B065D-EEED-44CF-BB08-7DA07D84FCBE_w640_r1_sErgayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Somalia, ahna Madaxa AMISOM Francisco Caetano Madeira, ayaa sheegay in ka bixidda ciidamda AMISOM ee goobaha qaar ay aheyd arrimo ciidan.

Francisco Caetano Madeira, ayaa wareysi uu siiyey VOA-da waxa uu ku sheegay in AMISOM ay hadda maamusho 80% koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Waxa uu diiday in AMISOM ay ku fashilmeyso inay ka guuleysato kooxda Al-Shabaab.

Halkaan ka dhagayso wareysi uu VOA siiyay Francisco Caetano Madeira:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here