AMISOM oo beenisay hadal kasoo yeeray Askari Burundes ah

Afhayeenka Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray Askari ka tirsan ciidamada howlgalka AMISOM ee dalka Burundi oo dhowaan sheegay in aysan dhab ka aheyn madaxda AMISOM inay xidida u siiban Ururka Al Shabab.

Waxaa kale oo uu ka hadley Afhayeenka AMISOM waxa uga qorsheysan ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Somalia degmooyinka ay al Shabab kala wareegaan.

Waraysi arrintaas ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

1 COMMENT

  1. Amison waxay ka dhargeyn lacagtii soomaliya loogu deeqey askariga wuxuu u adkeysan waayey hagardaamada iyo lugooyada ay wadaan cciidamada amisom waayo 6 Sanno ay wadan joogaan wax ay qabteen haba sheegin xataa waxay difaaci waayeen guriga soomaliya weererkii lagu qaadey waxay moodaa in ay ayaga qorsheeyeen shirqoolka ay ka dambeeyeen si loo qaarijiyo madaxda wax fahan san si soomaliya indhaha loo tiro lacag malaayiin ah ay soomalya ku cunaan waxay maal geliyaankuwa nabadddiiidka si ay waqti badan usii joogaan lama rabo in ciidnka soomaliya la dhiso mar walbo ceeb ayaa loo yeelaaa sharafkooda wax u dhimo soomaliya waa in ciidankeeda ay ka qeyb qataaan nabadsugida koonfurta sudan soomaliya waain ay ciidan u dirtaa meel walbo u baahan in sida amisom oo kale ay ka qeyb qataan dhibaatooyinka dalaka aduunka ka jiro lama rabo I kuwa nabaddiidka laga adkaado lana ciribtiro lacag lcag lcag soomaliya waa ceelkii lacagta qaramada midoobey marba shaati gashto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here