Amin Arts oo Sawir ka Sameeyay Qaraxii Ismiidaaminta Ee Muqdisho

Aamiin Caamir oo sawir Muuqaal ah kasoo saaray Dilka Suxufiyiinta soomaalida ayaa waxa uu ku cabiray sawirkaasi in Dilalka Suxufiyiinta uu yahay mid aan xukuumada iyo ururada siyaasadda iska xilsaarin

Aamiin caamir oo aragtidiisa muuqaal ahaan uga sameeyay Sawirkaasi ayuu tusaale waxa uu usoo qaatay sida bulshada ay ugu baahantahay Saxafiga iyo sida AlQaacidada Somalia ay ugu ciyaareyso Mihnada iyo dhabar adeega Suxufiyiinta Magaalada Muqdisho ee u dhabar adeegay Dhibaatada kataagan Somalia

Ugu danbeyntii Sawiraaga caanka ah ee Aamiir Caamir waxa uu muuqaalkaasi u hibeynaaya Bulshada Soomaaliyeed kuwaasoo loogu tala galay inay ku cibra qaatan dilalka gardarada ah ee loo geysanaayo bahda saxaafadda.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.

1 COMMENT

  1. Amiin waa geesi lamida ragaas c /sataar Iyo liibaan aloow unaxariiowali waannaxsanahay alaha qalbiga noo qaboojiyo iyagana qabriga ha unuuriyo inta hartay na ha xafido iyaguna xadar aanfaraynaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here