Amiirka Al Shabab oo dagaalyahanadiisa ku dhiiriyey in 70 sano oo cibaada iyo dagaalka (Dhageyso)

Hogaamiyaha Xarakada Al Shabaab, Sheekh Mukhtaar C/raxman Abu Zubeyr ayaa fariin maqal ah oo uu soo diray kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan dagaalada ay ka wadaan Soomaaliya.

Abu Zubeyr ayaa ku eedeeyey reer Galbeed iyo kuwa ay la dagaalamayaan in ay cuuryaamiyeen dhaqaalaha Soomaaliya iyo in ay dalka doonayaan in ay ku hogaamiyaan wado qaldan.

Wuxu usheegay hadafka ay u dagaalamayaan inuu yahay sidi ay Soomaaliya uga dhisi lahaayeen Imaarad Islaami ah.
Hadaba qudbadiisa oo soconeyso 30-daqiiqo halkaan ka dhageyso.

1 COMMENT

  1. ilaahay waxaan ka baryey in umadan dhibka aad ugeeesatay inuu aduunkaan kaga abaal mariyo aaqirana ilaah ha kugu daro abuu jahal cutba iyo fircoon inuu isku meel wada noqotan aan kaaga baryaayaa aabahaa iyo isaaq si dowlad uhelaan ayaa hawiye ubur burinee maxaa quraanka ugu been abuuranee balaayo hakugu dhacdee cimrigaaga ala ma dheereeyo qalbi mugdi iyo qaatumo xumo aad ku jirta ilaahow godane iyo waxa racsan alow naga qabo kuwaan umada waa haligeyn ilaahow mar uun itus asigoo la la dal dalaayo ilaahow godane naga qabo alow umadan somaliyed ka qabo balaaya kugu dhacdee wilashaan masaakinta eh ayaa halige lee dahay is qarxi jano aad galee janada miyee jeebkaaga ku jirtaaa aaan ku weediiye balaayao hakugu dhacdee alow naga qabo kan shartisa niyow ma AIDS aad qabtaaa maxaa umadan uhaligee balaaya ha kugu dhacdee islaamkan aad sheegeeso gaarsii dhulki aad ka soo cararatay aad udhaalatyay maxaa naga rabtaa hadaan hawiye ilaahy kan caaqibo alow u abaal mari naarta alaha kugu fogeeyee alow habaa raaku riday alow noo aqbal balaayo kugu dhacday

Comments are closed.