Amiin Caamiir iyo Sawir uu ka sameeyay RW Saacid iyo kooxda qaswadayaasha

Farshaxanka caanka ah ee Amiin Caamiin ayaa sawir la yaab leh ka sameeyay Raysal Wasaare Saacid oo la taliyaan ay u noqdeen kooxaha qaswadayaasha Soomaaliya

Sawirkan ayaa ku soo beegmay iyadoo mooshin ka dhan ah Raysal Wasaaraha maanta loo horgeyn doono mudanyaasha baarlamaanka.

Waakan sawirkan

1450899_454589117978329_2136530561_n

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here