Ambassadoor Ameeriko Masuul Ku Dayasho Mudan. “Qormo”

Abwaaniinta Soomaaliyeed, waxaa aay had iyo jeer dareenkoodu ku cabiraan suugaanta si aay bulshada wanaaga ugu ifiyaan iyo wax qabadka shaqsiysadka wax tarka u leh bulshada.

Shirib Ambassadoor Ameeriko Laashin C/llaahi Caddow (Indhabuur), u tirshay xili socdaal ku marayay dalka Holland ayaa waxaa ka mid ahaa erayada {Hargeysa & H/wadaag ha hurdin iyagoon heshiin}. Ambassadoor Ameeriko .

Su,aashu waxay tahay diblumaasiyiinta Soomaaliyeed, ee wakiilka ugu ah dowladda Soomaaliya, caalamka maka mid yahay nin qabtay shaqada uu umada u qabtay Ambassadoor Ameeriko .

Jawaabta oo Kooban waa maya Ambassadoor Ameeriko waa Safiirka kaliya ee shaqadadiisa shacabka u haayay si daacada u gutay iyo waajibki saarna intuba.

Safiirka Safaarada Soomaalida dalka Kenya Max’ed Cali (Ameriko) waa shaqsiga sanadka todobaadka iyo qarniga ugu hadal hayenta badan wanaaga shacabka u qabtay isla markaasina ku museestay amaanta iyo sharafta bulshada dhexdeeda ku leeyahay.

Waxaa dhahi karnaa waa Madaale mar walba u taagan taageeridda danyarta & dadka masaakiinta ah waxeyna derajadaasi gaarsiisay in dad badan ay xushmad u hayaan, waxaan leeyahay qof kasta oo bulshadda wax u qabta taariikhdu way xuseysaa”

By Nuur Ismail Sheikh

Nuur.usa@hotmail.com

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

Midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here