Danjire C/salaan Xaaji, oo ka hadlay xiisaha siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo Mooshinka laga soo gudbiyay Madaxweyne Farmaajo, ayaa madaxweyne Farmaajo ugu baaqay, inuu marka hore dajiyo Xaaladda Siyaasadeed.
Danjire C/salaan, ayaa sheegay in dhibaatada ay kasoo bilaabatay markii lakala diray Guddiga Maaliyadda Baarlamanka.
Halkaan ka daawo Hadalka Danjiraha: