Al Shabab oo soo bandhigay magaca iyo cod laga duubay ninki isku qarxiyey Afgooye (Dhageyso)

Boga internet ah oo taageersan Al Shabaab ayaa lagu soo bandhigay cod laga duubay wiil shalay isku qarxiyey xarun ay ciidamada nabadsugida dowlada KMG Soomaaliya ku leeyihiin degmada Afgooye.

Wiilkan oo lagu magacaabo Axmed Nur isla markaana Shabaabka u aqooni jireen Anas ayaa sheegay in sababta uu isu qarxiyey ay aheyd si uu raalli gelin ugu weydiisto ALLE isla markaana u laayo ciidamo uu ku sheegay gaalo.

Dhageyso hadalka wiilkan.

1 COMMENT

  1. waa jabidoonaa gaalada iyo murtidiin waligiina guuleysan meysaan ee waqtigiina iyo maalkiina iney ku qasaaraan meel cidla oo aan faaiido idin laheyn ee diinta si fiican u barta waa wali fursad idin muran hadan ee hadaad diidaan waxaad idin sugeyso naar daran oo aadan waligiina ka soo bixi doontiin.

Comments are closed.