Al Shabab oo ka hadlay dib ula wareegida Ceelbuur (Dhageyso Codka Cali Dhere)

Afhayeenka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa sheegay in ay dib ula wareegeen magaalada Ceelbuur kadib dagaalo ay dadka deegaanka dagaalyahanadooda mudo ku hayeen Ahlu Suna iyo ciidanka Itoobiya.

Shir jaraa’id oo uu u qabtay saxafiyiinta taageersan Al Shabaab ayuu ku sheegay in aysan si nabad ah ku bixin ciidanka Itoobiya iyo kuwa Ahlu Sunna balse ay baxeen iyaga oo duleysan.

Shirka jaraa’id oo uu qabtay Sheekh Cali Dheere halkaan ka dhageyso.