Afhayeenka Al Shabaab Sheekh C/casiis Abu Muscab ayaa ku amaanay beelaha Murusade iyo Maxamuud Hiraan in ay jabiyeen ciidanka Itoobiya ee dhawaan ka baxay magaalada Ceelbuur.
Shir jaraa’is oo uu sidoo kale uga hadlay dagaalo ka dhacay Jubooyinka ayaa waxa uu u dhacay sidan.
Halkan ka dhageyso.