Al-shabaab oo soo bandhigtay 2 Askari & Gaari kasoo goostay DF

Kooxda al-shabaab ayaa deegaanka Kuunyo-Baroow ee Gobolka Shabeelaha Hoose kusoo bandhigtay 2 Askari iyo Gaari Cabdi-Bille ah oo kasoo goostay Doowlada Federaalka Soomaaliya.

Al-shabaab ayaa sidoo kale soo bandhigtay Hub isugu jira Qoriga AK-47 PKM iyo Qoriga RBG, waxaana deegaanka lagu soo bandhigay ku sugnaa boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid deegaankaasi, waxaana lagu wargeliyay in ciidamada dowlada ka tirsanaayeen.

2-1-5 6-1-3-1 6-1-3 10-2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here