Al-shabaab oo sheegatay weerarka Beach View

Idaacada ku hadasha afka Al-shabaab ee Andulus, ayaa goordhow baahisay in koox katirsan Al-shabaab ay qabsadeen Hotelka Beach View ee ku yaala Xeebta Liido.

“Ciidamo Inqimaasiyiin ah oo ka tirsan Mujaahidiinta, ayaa la wareegay Hotelka Beach View, howlgalo culus oo ka dhan cadawga Allah ayaana wali socda” ayaa lagu soo qoray wabseedka Radio Andulus ee ku hadla afka al-shabaab.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here