Al-shabaab oo Qaarada Afrika ka dhigtay Rikoorka dilalka ugu badan

Ururka Al-Shabab ayaa la sheegay inuu xilligan kaga horreeyo ururrada Boko Haram iyo Daacish marka ay noqoto dadka ku dhinta gacan ka hadalka iyo dagaalka ay wadaan.

Warbxiintan uu qoray wargayska Newsweek ayaa lagu sheegay in sanadkii hore gacanta Al-Shabab ay ku dhinteen 4,281 halka gacanta Boko Harama ay ku dhinteen 3,499, ururka Daacish-na 2350.

Halkan ka dhagayso warbixin ku saabsan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here