
Madaaficda ururka al-shabaab ay soo tureen ayaa ku dhacday degmada warta nabada Ex wardhiigley Madaafiicda ayaa dilay hooyo wuxuuna dhaawacay afar caruurteeda ah.
Ururka al-shabaab ayaa sheegtay Masuuliyada madaafiicda xalay Lagu garaacay Muqdisho waxaana ay sheegeen ineey ku garaaceen madaxtooyada Vila Soomaalia
Shacabka muqdisho ayaa aad cabasho xoogan uga muujiyay madaaficda ururka al-shababa xiliyada habeenkii ay muqdisho ku garaacaan.
Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
s/c…
shabaab waxay ka hadashay in ay madaxtooyada duqeeysay oo ay ku faantay.
lknse miyay is weydiisay shabaab waxa ay galabsadeen dadka maatada oo denbi la’aan u dhimanaayo oo ay saq dhexe guryahooda ku duqeeyneeyso BOMB’s.
miyeysan habooneeynyn in shabaab ay toos u aado dawlada oo ay jihaadka iyo janada ka doortaan dunida inta ay maatada laaynayaan oo ay dhahyaan waxaan weerarnay khawaarijta!