Al-shabaab oo baahisay Muuqaalka Sarkaal Ugandes ah+Sawiro & Video

Kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya ka dagaalanta, ayaa baahisay muuqaalka Sarkaal katirsan ciidamada AMISOM, gaar ahaan kasoo jeeda dalka Uganda.

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Masassa M.Y, ayay kooxda shabaab ku qabsadeen dagaal sanad kahor ka dhacay deegaanka Janaale ee Shabeelaha Hoose, waxaana weerarkaas sidoo kale shabaabku ku dileen ilaa 50 kamid ah ciidamada Uganda.

photo_2016-09-26_18-41-27 photo_2016-09-26_18-41-43 photo_2016-09-26_18-41-51 photo_2016-09-26_18-41-57

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here