AKHRISO: Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Xasan Shiikh

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dalka Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu sheegay in Wasiirada Wasaaradaha Xukuumada aysan qori karin aysana badeli karin iyo inaysan magacaabi karin Saraakiisha sar sare ee Shaqaalaha Rayidka.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WAREEGTADA LA SHEEGAY IN MADAXWEYNAHA UU SOO SAARAY

wareegto-mdx

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here