Maamulka Puntland ayaa ka jawaabay hadalkii shalay uu Magaalada Hargeysa ka sheegay Madaxweynaha Somaliland,kaasoo ahaa in dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Puntland ay ka wadda hadleen dagaalka Tukaraq.
Home Somali News South and Central AKHRISO: Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi