Jiritaanka Maqaamka Muqdisho oo muran la geliyay,yaa iska leh mas’uuliyadaasi?

Dastuurka lagu muransan yahay ayaa shaki geliyay jiritaanka caasimada dalka ee Muqdisho, iyadoo qodobka ka hadlaya maqaamka magaalo madaxda dalka mugdi muuqda uu ka jiro sii jiritaanka caasimada.

Halkan Guji si aad u akhriso Warbixinta iyo Dastuurka lagu muransan yahay qodobkiisa 9-aad ee ka hadlaya caasimada dalka.

6 COMMENTS

  1. Raxanweyntii tuugsan jirtay xamar ayaa na leh waxaan rabnaa in aan yeelano af gooni ah. Goormaa gaarteen waxaas.
    waa adabdarada Mahiiga idin baray iyo shariifka iyo alshabab.
    Waa in laidinku celiyaa saa ahaan jirteen. Tuugsiginii
    ogaada nin walba suu ahaan jiray ayuu ku noqon doonaa.
    Ogadeen waa qaxooti waxaan u celineynaa Itobiya.
    Dir dhul malaha. waxaa laga dhigi doonaa saar.
    Abgaal waxa u ku fiican yahay dameeraha iyo kawaanka waan lugu celin shaqadiisa uu istaahilo.
    Majeerteen waa rufyaan ma gabdhihiisa waxa qaba adoon sida mid ay u guuriyeen Mahiga.
    Xawaadle waa wacal aanu hawiye ku daray waan ka saareynaa.
    Mareexaan waa wadani sida Habargidir. waa la shaqeyneynaa.
    laylkase waa wada gardheer. waana dad yar.
    Isaaq dhilo, qeylo badan meeshood ha naga jooga, maxaan ugu yeereyna cambaha iyo muuska koofureed.
    Gadabuursigu oo ah Dirta koofureed waxa ku sifoobaa sidatan
    ( Hadba meesha xooga leh ama lacagtu jirta raace). lama aamini karo.
    Gabagabada Somali wadani ah waa Habargidir Sacad. oo uu ka dhashay Cabdulahi Ciise iyo Caydiid.
    Akhirtaanka Sacad.

  2. Mahiga gabar ayey siiyey reer Puntaland. Saas daraadeed ma istahilo in noqdo ninka masala UNKA.
    Adoon gabadhiin ha waso. Shaqada Puntaland oo ruufyaanimada.
    Shariifka waa shaqaal Majeerteen, oo Dameer inuu wado ayuu ku fiicnaan lahaa.
    Anagoo xoog somali oo runta ah waan ku su noqon doonaa awooda. Waan soo socdaa.

  3. Daroodow,
    Xamar waa nalaku xasuuqay, caruurteen iyo naagaheena waa lugu faraxumeeyey. Saas daraadeed intaan xamar nimaano nooma suurta galeyso in aan hurdo biliq la niraaho mar kale.
    Raxanweyn iyo digil isdoo kale waa lugu xumeeyey, inkastoo
    dadka sharfta leh ee abgaal eyen masuul ka aheyn xumaantaas
    oo iyagu ah dadkii lugu yaqiinay milkiyada dagaanka xamar.
    oo aan ognahay mooryaanta dhibkaas geystay iney Mudug iyo
    Galguduud ka timi. Haddana waxaan dooneynaa anagoo ka xun,
    Abgaalna xaal siineyna in meel Somali isku aamini karto in laga dhigo xarun, Baydhabo ama Baladweyn ama Gaalkacyo.

  4. maanta waxaan ubaahannahay nabad iyo dowladnimo. meeshaan aan joogno waxaa nagaarsiiyay qabiil. ilaah aan uga cabsano umadeenii way dhamaatay . anagana wax aan waxnootarayn ayaan wadnaa .midnimada umada soomaaliyeed aan ka shaqeeyno. nabigeena wuxuu yiri kuligiina nabi aadam ayaad ka imaadeen isagana caro ayaa laga abuuray

  5. xamar waxaa dhisay somaliweyn mana loo kala sookayn.
    nasiib daro dad ayaa afdoobtay lahaan shaheeda kabacdina gacantooda ku burburiyey laba gees ayeey xamar madax uga garaaceen.
    suaasha taas ayaa keentay? meesha ma la isku halayn karaa si nabad ah ma loogu noolaan.
    waxaa loo baahan yahay cadayn , taasna waxaa qeexi doona dastuurka loo samaynayo.

  6. Asc dhaman umada soomaliyeed meel walbo oo ay joogaan sln kadib aniga uma maleynayo in wadankena nabad noqdo inta soomali dhexdeeda is faquuq iyo kala jecleysi uu ku jiro oo uu qofba qofta kale dhibka kudhacaya ku farxeyso marka walaalayaal waxaa idin dhahaya isu tanaasula oo is cafiya ilaahey hanagu toosiyo wadada toosan mahasanidin by

Comments are closed.