Akhri shan qoddob oo xaqiiq iyo xiisa leh

201292313756896734_20Akhistayaasha sharrafta leh ee ku xiran bogga Midnimo.com waxaan u soo gudbineynaa warbixin kooban oo wax badan u baahan in laga faa’ido.

Halkan hoose ka akhsito shanta qoddobo ee xaqiida iyo xiisaha leh

1. Kabahaagu waa waxa ugu horeeya Garaadka dahsoon ee dadku (subconscious) kaa ogaado. Sidaa darted, Kabo fiican xiro.

2. Seexashada Barkin la’aanta waxay yareysaa dhabar xanuunka, waxayna xoojisaa laf-dhabarta.

3. Caajiska iyo wahsigu waxay dadka u dilaan sida Sigaarka oo kale.

4. Waxaa jira saddex wax oo maskaxda Bini’aadanku aysan iska caabin karin inay ogaato durbadiida – Cuntada, Dadka soo jiidashada leh & khatarta.

5. Dadka had iyo jeer dhoola cadeeya/qosla way ka caafimaad badan yihiin dadka mar kasta Afka buura.

W/Q: Faarax Cawaash

Haddaba Akhristow maxaa kaaga baxay qoraalkan gaaban, noo soo dir aragtidaada.

Mahadsanid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here