Ahlusuna oo soo dhaweysay ku biirista…

Ahlu_Sunna_WaljamaAhlusuna waljamaacada Soomaaliya, ayaa soo dhaweysay in Ciidamada Ethiopia ay kamid ah noqdaan Howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).

Ahlusuna oo laftirkeeda ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsanyihiin in Ethiopia ay kamid noqoto Ciidamada AMISOM.

Sheik Ali Nur Mohamed Idiris, oo ah sarkaal katirsan Ahlusuna, ayaa sheegay ineey dhankooda u diyaar garoobeen ineey weeraraan deegaanada ay maamulaan shabaabka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here