Agaasimihii hore sirdoonka Puntland oo ka hadlay is fidinta Daacishta Soomaaliya-wareysi

Daacishta SoomaaliyaDawladda Soomaaliya ayaa toddobaadkan sheegtay inay burburisay xarun ay mintidiin ka tirsan ururka Daacish ku tababarayeen oo ku taalla nawaaxiga Jannaale ee Gobolka Shabeellda Hoose.

Dhinaca kalena Agaasimihii hore ee Sirdoonka Puntland ayaa ka digay khatarta ka iman karta in ururka Daacish uu ku fido Soomaalya,waxaana uu sheegay in kooxda sheegatay inay ku biireen ISIS ee ku dhuumanaya buuraha Bariga Puntland ay taageero ka heleen ururka ISIS isla markaana ay dhalinyar qorteen.

Halkaan ka dhagayso wareysi uu siiyay VOA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here