Aftahan Isbar Macalin la’aan Afka Nedeland

Isbar Macalin la’aan Afka Nedeland adigoo adeegsanaya buuga Aftahan. ADEEGSO AFTAHAN – ZELFSTUDIENEDERLANSE TAAL

Adeegso Aftahan – Zelfstudie Nederlandse Taal – is geschreven voor de Somalische gemeenschap in Nederland, België en de rest van de wereld, voor het leren van Nederlands als tweede taal. Het werkboek van Adeegso Aftahan bevat de volgende modules:

(Alfabet, spelling, uitspraak oefeningen, tijd, getallen, kennismaken, boodschappen doen, familie en buren, gezondheid, gemeentediensten, en werkwoorden.)

  • Veel voorbeelden.
  • Veel woordenlijst en gesprekken
  • Tweetalig Nederlands en Somalisch
  • Elk Hoofdstuk heeft nieuwe woorden

ISBAR MACALLIN LA’AAN AFKA NEDERLANDSE-KA

Buuggan Adeegso Aftahan – Isbar Macallin La’aan afka Nederlands-ka, waxaa loogu talagalay dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dunida, gaar ahaan waddanka Nederland iyo Belgium, kuwaas oo ay tahay barashada afka Nederlands luqaddoodii labaad. Haddaba cutubyada qiimaha badan ee uu ka kooban yahay buuggan Adeegso Aftahan, waa sida hoos ku qoran:

Xarfaha afka Nederlands-ka, hinkaadda, ku dhawaaqidda erayga, naxwaha, tirooyinka, waqtiga, adeegga suuqa, arrimaha bulshada, dhaqanka, qoyska iyo deriskaba.

  • Tusaalooyin aad u farabadan.
  • Erayo iyo wadahadallo aad u farabadan.
  • Labo luqadood oo ah afka Nederlands-ka iyo afka Soomaaliga.
  • Cutub walba waxaad ka helaysaa erayo cusub.

Eng. Barre. B.Sc., M.Sc., MIAENG, SMASDF, MSITC, waa qoraaga buugga hindisay Adeegso Aftahan- Zelfstudie Nederlandse Taal, Isbar Macallin la’aan afka Nederlands-ka ISBN/EAN: 9789082107005.

Eng. Barre wuxuu waxbarashadiisii heerka jaamacadeed ku soo qaatay dalka Ingiriiska, gaar ahaan University of East London, oo uu ku soo qaatay Business & Information Systems (B.Sc), kadibna wuxuu takhasus ku sameeyey Master Degree (M.Sc) Information Security.

Eng. Barre, B.Sc. (Hons). M.Sc., MIAENG, SMASDF, MSITC. Barre IT Consultant & Author
Eng. Barre, B.Sc. (Hons). M.Sc., MIAENG, SMASDF, MSITC. Barre IT Consultant & Author

Haddaba kala soo xiriir bogga internet-ka cinwaanka hoos ku qoran:

Email: info@barre.co.uk ama barre15@hotmail.com

Web site: http://www.barre.co.uk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here