Afhayeenkii gobolka Banaadir oo is casilay

Afhayeenka gobalka Banaadir Cabdibaasid
Afhayeenka gobalka Banaadir Cabdibaasid

Afhayeenkii maamulka gobolka Banaadir, Cabdibaasit Maxamed Ibraahim ayaa maanta ku dhowaaqay inuu iska casilay xilkiisa.

Cabdibaasit oo ka mid ahaa xubnaha maamulka cusub ee guddoomiyaha gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaan sheegin sababta uu xilka isaga casilay.

Cabdibaasit ayaa xilka loo magacaabay 17-kii bishii Maarso ee sanadkan, iyadoo uu xilka kala wareegay Maxamed Yuusuf Cismaan oo xilkaas horay u hayay.

Isha: BRK

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here