Afhayeenka degmada Afgooye oo la dhaawacay

Ammaanka Afgooye oo soo hagaagaya
Afhayeenka degmada Afgooye oo la dhaawacay

Kooxo hubeysan ayaa xaley fiidkii degmada Afgooye waxa ay ku dhaawacmeen afhayeenkii degmadaas, Maxamed Axmed Dhagga-Cadde.

Dhaawaca afhayeenka loo qaaday Isbitaalka Madiina oo hada lagu daweenaayo siddaas waxaa sheegay mas’uul ka tirsan degmada Afgooye.

Afhayeenka ayaa dhawaan uun la magacaabay.

Ma jirto cid loo soo qabtay dhaawaca afhayeenka degmada Afgooye.

Degmada Afgooye ayaa dhawaan loo magacaabay gudoomiye cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here