Abuu Mansuur Al-Amriiki Ama (Cumar Xamaami ) oo Soo Diray Codsigii ugu Danbeeyay (Daawo Muuqaal)

Abuu Mansuur Al-Amriiki Ayaa fariin muuqaal ah uu soo diray mar kale wuxuu ku sheegay in ay naftiisa ku jirto Qatar

Fariinta Abuu Mansuur Al-Amriiki oo socotay hal daqiiqo ayaa cinwaankeedu ahaa Codsigii u dambeeyay.

Wuxuu sheegay sargaalkaan in naftiisa ay ku jirto Qatar isla markaana uu la kulmayo dhibaatooyin badan oo kaga imaanaya dhanka Al-Shabaab.

Abuu Mansuur Al-Amriiki ayaa ku hadlayay Afka Carabiga isla markaana fariintiisa ay aad u gaabneed ayaa wuxuu ku baaqay in leesku naxariisto.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here