about us

Yaa Ka Danbeeyo Midnimo Suuqgenyta Dijitalka

Safar kayaga intarnetka waxa a ku bilaawday websaydka midnimo.com kaas oo muddo ka badn 20 sanno ahaa mid ka ka warbixiya xaalada Soomaliya.

Anigoo oo ku guda jira baadi-goobka wax ka gedisan, ayaan ka warhelay isbeddelka suuqgeynta dijitaalka ah (Digital Marketing). Markaan u dhaba galay Isla markiiba, aragtidii way balaaratay, suurtogalnimadana waxay noqotay mid aan dhammaad lahayn.

Muddoo ka badan 5 sanno markaan daraasad ku sameeyay.
Waxa kor u qaadmay aqoonteyda xirfada suuqgeynta dijitaalka, waxaan dhex galiyay caalamka dijitaalka ah, waxaan arkay in caqabad kasta fursad lagu xaleyn karo in ay jirto. Waxaan xooga saaray oo aan u arkay in uu yahay kan ugu muhiimsan oo ah  sameynta naqshada shabakadaha( Website Design)

 

HADAFKEENA

Hadafkeena waa mid fudud oo qoto dheer: in aanu samayno  shabakadaha (website) ee soo jiidashada, dhiirigelinta, iyo ka miro dhalinta muddan. Waxaan fahamsanahay in website-kaagu uu ka badan yahay joogitaanka intarnetka dijitaalka ah; waa kordhinta astaantaada,  fariintaada, iyo meeshaad u mari laheyd guushaada.

Waxaan u diyaar u nahay naqshadeynta, horumarinta, iyo istaraatijiyayaal si hagar la’aan ah u shaqeeya si aan hubino in webkaada aanu u muuqan oo keliya mid cajiib ah laakiin uu sidoo kale u shaqeeyo mid aan cillad lahayn.

ARAGTIDEENA

Aragtideena waa inaan noqonaa horseedka guushaada intarnetka.
Waxaan qiyaasi karnaa muuqaal dijitaal ah halkaas oo ganacsiyada nooc kasta leh ay ku horumari karaan iyada oo loo marayo nashqadaynta shabakado cajiib ah oo udub dhexaad u ah ganacsigaada. Waxaan aragnaa adduun meesha webkaada uusan ahayn qalab kaliya balse waa shaqo farshaxan ka qayb qaadata, wargelisa, soo jiidata oo badaleysa qaabkii wax loo kal gadan lahaa.

Ganacsiga Intarnetka
N

Maxaa Midnimo Loo Doortay

Shaqadeena waxaan u qaadanaa si dhab ah, laakiin waxaan aaminsanahay inaan ku baashaaleyno.  Waxaan naqaa xirfadda iyo hal-abuurka si looga dhigo riyadaada dhijitaalka ah inay run noqoto.

Xalka Ku habboon

Ma aaminsanin hal cabbir dhan walba. Mashruuc kastaa waa mid gaar ah, waxaan ku hanweynahay inaanu abuurno xalal gaar ah oo si fiican ula jaan qaadaya aragtidaada iyo yoolalkaaga

Guushaadu Waa Guusheenna

Kuma joogsaneyno dhameystirka mashruuc; waxaan kula galnay in aan kula waddo ilaa aad ka gaareyso guushaada. Guushaadu waa guusheenna,  in aan kula dabbaaldegno taariikh kasta.

Fursadaha Aan dhammaadka Lahayn!

Iyadoo Midnimo ay ku garab taagan tahay, ma jiraan wax xad ah oo aadan ku gaari karin intarnetka. Hadday tahay mid ololaha suuqgeyn iimaylka (Email Marketing), ama aad rabto isbeddel dijitaal ah oo dhammaystiran sida Xayeesiinta Facebook iyo kuwa kaleba, waxaan halkan u joognaa inaan fikirkaada ka dhigno in uu run noqdo.

Midnimo, waxaan aaminsanahay in riyooyinka loo rogo xaqiiqo, waxaana aad ugu faraxsanahay inaan qeyb ka noqono safarkaaga.

Haddi aad tahay ganacsade hammi leh, milkiile ganacsi oo khibrad leh, ama qof kasta oo u dhexeeya, waxaanu halkan u joognaa inaan kaa caawino inaad ka dhex iftiinto dunida.