Aas qaran oo loo sameeyay Marxuum Cabdulaahi Yusuf

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Aaska Madaxweynihii hore ee Dalka oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayadoo aaskana ay ka qeybgaleen Madaxda Sarre ee Qaranka iyo dadweyne aad u farabadan