Kulanka Stoke Miyuu Noqon Doonaa Kulankii Ugu Danbeysay Ee LVG?

Miyuu LVG Ka Bixi Doonaa Albaabka Man United?

2F9BF02E00000578-3374103-image-a-124_1451059519854Wararkii soo baxayay isbuucii hore ayaa sheegayay in Louis van Gaal laga ceyrin doono shaqada Man United haddii kooxdiisa laga badiyo labada kulan ee soo socota ee Premier League. Tan ugu soo horeysa ee labadaas kulan waa kulanka maanta ay u safrayaan Stoke City ee Boxing Day, halka kulanka labaad uu yahay kulanka ay labo maalmood ka dib gurigooda kula ciyaarayaan Chelsea.

Sida ay Manchester United u ciyaareysay kulamadii ugu danbeysay lama filaan ma noqon doonto haddii ay ku kufaan mar kale Britannia Stadium gaar ahaa marka la eego sida ay Stoke u fiicneyd kulamada qaar ee xilli ciyaareedkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here