7 Su’aalood oo ka dhalatay kulankii Barcelona iyo Realmadrid

1-Wenger & Varan:tababaraha kooxda Arsenal Wenger ayaa laba isbuuc kahor sheegay inuu ku sigtay lasoo wareegista Varan, laakiin ay realmadrid kaga guuleystay…su’aasha is weydiinta mudan ayaa ah ilaa iyo goormee ayuu wenger Ciyaartoyda uu sii tusi doonaa naadiyada kale?

2-Daafaca Real iyo soo laabashada Pepe:Rafael Varane ayaa soo bandhigay Ciyaaro aan caadi ahayn, iyadoo uu dhaawac kasoo laabtay Pepe…marka su’aasha is weydiinta mudan ayaa ah siduu noqon doonaa qaab ciyaaredka daafaca Real, iyadoo hada ay haysato 3 daafac oo qadka dhexe kawada ciyaara misna aan kala liidan? mise Ramos ayuu macalinka ciyaarsiin doonaa garabka midig oo Arbeloe ayaa keydka la galinayaa iyadoo lawada xasuusto wixii uu xalay ku dhigay Iniesta iyo jordi Alba?mise Varan ayuu badal u isticmaali doonaa?maxayse noqon doonaa jawaab Varan hadii keydka lagaliyo?.

3-Taageerayaasha iyo maamulka Barcelona ilaa iyo goormee ayay sugi doonaan soo labshada Tito Vilanove?

4-Malaga yaabaa in Milan ay Camp New ku samayso wixii ay xalay Realmadrid ku samaysay?

5-Cecc Fabregas ilaa iyo intee ayuu sii wadi doonaa ciyaaraha xun xun ee uu soo bandhigayo, mase lagayaabaa in lagu hilmaamo kursiga keydka sida Villa, iyo Alex Sanchez?

6-CR7 3 sano gudahooda ayuu 12 gool uga dhaliyay Barcelona,halka Messi uu 8 sano Real uga dhaliyay 17 gool.. marka maxaa lagu tilmaami kara awooda CR7?

7-Waa maxay mowqifka Morinho kulanka El Classico ee Sabtida kahor intuusan Arbacada qaabilin Manchester United lugta labaad ee Horyaalka Yurub, ma ciyaartooy ayuu dhaqaaleysan doonaa?mise sidii xalay oo kale ayuu uga hortagi doonaa Barca?

7 su’aalood oo muhiim ah ayaa iiga soo baxday Ciyaartii El Classico ee Barcelona iyo real Madirid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here