Mutamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu’ga lagu qaban jiray Holland

Holland- Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaali yeed ee  kheyrka jecel ee ku nool wadamada Yurub.

Waxaanu idinku casuumey naa idinkuguna bishaareyneynaa in la qabanayo Mutamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu’ga uu qaban jiray Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Nederland, mutamarkan ayaa mutamarkii 5aad ee Dalka Holland.

::::::: watiga la Qabanayo mutamarka ::::::

26- april-2012 (khamiis) 30-april-2012 (isniin)

Saacada: 18:00 (bacdal casar)

 :::::: culumada sanadkan ak Qeyb geleyso :::::

1. DR Axmed Daahir Awyes —   kenya–

2. DR. Cali Maxamed Salax  —-  Norway–

3. Sh. Bashiiir Shiil ————— Canada–

4. Sh. Mustafe Xaaji Ismaacil — Somalia–

5. Sh. Suldaan Gasle ———       Holland—

6. Sh. Cabdulbaasid Sh. Axmed — Uk —

::::: Cinwaanka Halka lagu qabanayo Mutamarka ::::

VON SUPPESTRAAT20
5011.EETILBRUG
HOLLAND

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir 

Guuleex wayrax Tel:- +31614959536 Ama Buu Khadiija Tel. +31-614876382

waxaad Si Live ugu Daawan kartaa websidada islaamiga ee Soomaalida midkasto iyo Aalada paltalkga oo live ugu dhageysan kartid iyo call faransiyada oo Silve ugu bixi Doono insha allah iyo Iwm……

Omar faruuq – Hollland