Google Apps ku baro Afsoomali iyo G Suite

Waa barnaamij aan ugu tala galnay in aan kor ugu qaadno bulshada aqoonteeda si ay uga faaideystaa, lana socdaan waqtiga lagu jiro oo ah waqto wax walba ku xiran internet ( Online community). Google Apps ku baro Afsoomali iyo G Suit Fadlan la soco barnaamijyadeen si aad uga faaideysato oo aad u noqo qofka ugu horeeyo ee helo, waxaan taas kuu suurta gelin karo in aad is qorto si fuduud ayuu emaalkeeda kugu soo dhacayaa.

Google Apps waxaan ku baran doontaa barnaamijyada uu leeyahay google drive kuwaas oo aqoontaada kur uqaadaya, waxaa u isticmaali kartaa qoraalada xisaabaada iyo markaad rabto in soo bandhigto barnaamijka aad wado si ay dadka u fahmaan.

Google drive ayaa waxaa wataa  barnamijyo ama Apps kuwaa oo kala ah google Docs oo loo isticmaalo qoraalada wuxuuna u dhigmaa sida MicroSoft Word oo kale, google Sheets oo loo isticmaalo xisaabaad, muujinta garaafyada iyo wax ka badan ayaa asaga wuxuu u dhignaa MicroSoft Excel iyo google slide oo asga u dhigma MicroSoft  Puplisher laakin waxa ay uga duwan yihiin waxay tahay barnaamijyada google drive waa Free lacag’aan waxaa kaliya aad u baahan tahay in aad sameysato Gmail oo kali, waxaana ka heli kartaa google.com waana lacag la’aan

Barnaamijyadeena danbe ayaa ku soo qadaneynaa dhamaan barnaamijyada aan soo sheegnay iyo qaabkii aad u sameysan lahedy Gmailka.

Fadlan wixii su’aal emailka noogu soo dir.

Dahir Abukar webmaster@midnimo.com

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.