Aqriso Xog ku saabsan Shirka Shidaalka Soomaaliya oo ay DF qarisay

▪September 2019: waxaa bilaaban doona diiwaan gelinta shirkadaha loo gudbiyay xogtii Batroolka Soomaaliya.
▪October 17, 2019: waa xilliga kala dambeysta ah ee diiwaan gelinta shirkadaha danaynaya shidaalka Soomaaliya.
▪October 31, 2019: waa xilliga kama dambeysta ah ee loo qabtay Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Soomaaliya inay kaga soo jawaabto su’aalaha la xiriira habka loo samaynayo soo jeedinta barnaamijka.

▪November 6, 2019: waxaa la xirayaa xogtii la soo gudbiyay dibna looma eegi doono.
▪November 7, 2019: Taariikhda soo bandhigidda dalabyada, shirkadaha ku guuleysta dalabyadan ayaa wax yar kaddib la shaacin doonaa.
▪December 9, 2019: waa Taariikhda la saxiixi doono heshiiska wax soo saar qaybsiga oo lala galayo shirkadda ku guuleysata shidaal baarista.
▪December 19, 2019: Waa xilliga kama dambeysta ah ee si wada jir ah heshiiskii la gaaray ay u ansixin doonaan Golaha Wasiirrada iyo Wasiirka Macdanta iyo Batroolka.
▪Janaayo 01, 2020: waa maalinta ugu mihiimsan ee wax ku oolka ah ee la kala saxiixan doono sida loo qaybsanayo Shidaalka laga soo saarayo Soomaaliya.

w/Q: Yahya Yussuf
Fikirkaaga ka dhiibo.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.