R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali maxamed Geedi, ayaa $10,000 (Tobab Kun Doolar), ugu deeqay dhismaha wadada wadnaha magaalada Gaalkacyo.
Cali Maxamed Geedi, oo hada ku mashquulsan dhidibo u taagida xisbi siyaasadeed, ayaa u muuqda mid deegaanada Bari ka bilaabay olole doorasho halkii uu ka bilaabi lahaa deegaanada uu kasoo jeedo.