Yuhuudi ka badbaaday 9/11 oo ku dhintay weerarkii Nairobi

Jason Spindler, waa ganacsade Mareeykanka u dhashay balse asal ahaan kasoo jeeda Srael, waxa uu kamid noqday dadka ku dhintay weerarkii shalay ka dhacay Hotel ku yaala magaalada Nairobi

Jason, oo ah nin ganacsade caan ah, ayaa kasoo jeeda Gobolka Texas ee Dalka Mareeykanka.

Jason oo horay u ahaa falanqeeye wargeyska Wall Street Journal, ayaa ka badbaaday weeraradii 9/11/2001 lagu qaaday Mareeykanka.

Jason, ayaa dhawaan magaalada Nairobi ka hirgaliyay shirka hormarisa ganacsiga.

Meydkiisa ayaa shalay loo qaaday Dalka Mareeykanka gaar ahaan Texas halkaasoo uu ku dhashay.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.