Xildhibaanada Muna Keey oo katirsan Baarlamanka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ciidamo ka socda xafiiska R/ wasaaraha xireen, handadeen islamarkaasna loo diiday ineey ka dhoofto Garoonka Aadan Cadde.

Muuqaal ay soo dhigtay baraha bulshada iyadoo ooyneyso ayay ku sheegtay ineey xirantahay xuriyadana laga qaaday.
Halkan ka daawo.
Federal MP Muna kay lashed out how the federal government is curbing freedom of expression in this emotional video claiming she is being targeted by the government 4 her political stand & she is prevented to go out while her sister is detained. #Somalia #FMPs @amnesty pic.twitter.com/m9p3P9x7FE
— Abdirizak Mohamed MP (@AbdirizakOm) January 15, 2019